Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on June 20, 2016, 07:16:42 PM

Title: Su'aal: Marka xiliga la sooman yahay xanaaqayga waa Saa'id?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on June 20, 2016, 07:16:42 PM
Ilaahow Dal Nabad ah iyo Dad Cafimad Qabaaa

Dr ugu horayn waxan halkaan kaa weydiinayaa
marka xiliga LA soomanayahay xanaaqayga waa
Saa,id maxa causegaray LA orankaraa
Title: Re: Su'aal: Marka xiliga la sooman yahay xanaaqayga waa Saa'id?
Post by: SomaliDoc on July 28, 2016, 04:03:36 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7187.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7187.0)
Title: Re: Su'aal: Marka xiliga la sooman yahay xanaaqayga waa Saa'id?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on July 29, 2016, 04:07:05 PM
Dr thanks Jwbtaydu waan waan ku qancay Allah hakaa abaalmariyo.


Dr su'aal kala ii dhiman oo ah soo nixidda hurdada ama la dareemaya in neefta the kugu ceshanto ama caburmid siiba hadii aan helin iftiin ayan isku arkaa kadib iftinka markan arko normal ban noqdaa.
Iyo Dr biyaha lacabo qofka soo naxa marka hurdayo maxaa biyo loo siyaaa? WA muhiim in an ogaado 2 su'aalood Dr waan kaga mahad calinayaa waqtiga qalbiga noo hurtid
Title: Re: Su'aal: Marka xiliga la sooman yahay xanaaqayga waa Saa'id?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2016, 09:32:29 PM
Waa nooc ka mid ah cillada argagaxa ee quraan akhriso inta aadan jiifanin, waxa biyo loo siiyo waxay tahay in qofka dhuutna ay qallalayso markuu naxo oo dareemi karo in dhuunta laga ceejinayo.