Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fadumoxasan1 on September 08, 2016, 01:52:41 PM

Title: Su'aal: 2 sano jir oo ay ilkuhu casadeen?
Post by: Fadumoxasan1 on September 08, 2016, 01:52:41 PM
Waxa jira Wil 2sano jira oo ay ilkuhu casadeen wayna jajabayaan dhakhtar wa lageeyay Lakin wali kuma cafimadin maxa sababa maxana u dawa Dr jazakumulahu khayr
Title: Re: Su'aal: 2 sano jir oo ay ilkuhu casadeen?
Post by: SomaliDoc on October 19, 2016, 07:37:38 PM
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan ilko bololka iyo suuska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=589.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=589.0)