Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Barow on July 21, 2016, 04:21:36 AM
-
Qof o mudo 4sano ila 5sano marki ay ka so waregataba habenki mar isku kaadinayo asago waxba kale qabin.
Sababtas maxey tahay dre mahadsanid
-
Fadlan akhriso labadaan qoraal si aad fikrad uga qaadato cilladaan.
1- Qoraalka 1-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5552.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5552.0)
2- Qoraalka 2-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5690.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5690.0.html)