Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Adan on September 21, 2016, 11:27:08 AM
-
Asc Doctor waxaan ahay wiil dhalinyaro ah wxay dhibaato iga haysataa cayayaan aad ugu badan qolkayga cayayaankaas wxaa la yidhaahdaa TUKHAAN fadlan dictoor ii sheeg qaniinyada cayayaankaas tukhaanka la dhaho waxyaabaha aan ka qaadi karo iyo sida aan ku dabar goyn karo ugana hortagi karo soo laabashadiisa mase jirtaa dhibaato wayn oo uu keeno qaniinayada cayayaankaasi mase dhacdaa inuu gudbiyo xanuunada qaar mahadsanid Dictoor
-
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cayayaanka iyo cudurrada laga qaadi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1818.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1818.0)