Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amranqaaali on September 26, 2016, 03:21:15 PM

Title: Su'aal: Uur bishi 8daad aya hada galay?
Post by: Amranqaaali on September 26, 2016, 03:21:15 PM
Asc doctor  su.al waxan leyahay uur bishi 8daad aya hada galay waxan darema neftur hada xoga fadhiyo neh marka istag mago lugaha ka jareyna tabartane wey ka tage mida kale ilmaha markey hal mel isku riixan wadnaha said ii garactamo calosha i xanunta wadna inu i istagayo an umalena ilmahana hoos ayey iga jiran fadhiga wa idhiba maxa isdhihi karta doctor shukran
Title: Re: Su'aal: Uur bishi 8daad aya hada galay?
Post by: SomaliDoc on October 20, 2016, 08:41:05 PM
Allaha kuu fududeeyo uurka, laakiin waxaa muhiim ah in aad dhakhtar la xiriirtid si loo eego cabirka dhiigaaga, cabirka cadaadiska dhigaaga iyo haddii cillado kale jiraan inta aan la gaarin xilliga dhalmada.

Fadlan haddii aadan dhakhtar la xiriirin, la xiriir.
Daawo video aan kaga hadalnay cilladaha ugu badan ee hooyada uurka leh isku aragto:
https://www.youtube.com/watch?v=hrGt73avFX4 (https://www.youtube.com/watch?v=hrGt73avFX4)