Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baasaale1515 on June 10, 2015, 10:09:44 AM

Title: Su'aal: Wax ma urin kari?
Post by: Baasaale1515 on June 10, 2015, 10:09:44 AM
Waxaa iga lumay dareemaha wax urinta ee Sanka
Sidee lagu daweeyn karaaa?
Title: Re: Su'aal: Wax ma urin kari?
Post by: SomaliDoc on June 13, 2015, 02:37:27 PM
Haddii ay dareenka urintaada uu fiicnaan jiray, waxa ugu badan ee tagsiiya waa cudurkaan ee halkaan ka baro: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html)

Haddii aysan jirin cillad caabuq sanqada ah, fadlan la xiriir takhtar E.N.T oo ku taqasusay cunaha iyo sanka si uu baaritaan kuugu sameeyo.
Title: Re: Su'aal: Wax ma urin kari?
Post by: Baasaale1515 on June 15, 2015, 09:08:24 AM
Aadban ugu qancay warbixinta an aqristay ee ad iitilmaanteen
Mahadsanidin