Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samir Yare on March 14, 2016, 10:18:22 AM
-
asc
magacaga waa hanad waxaan isku arkey luga xanuun iyo calosha o mar walbo shan qareyso, waxan kale an isku arkey skin rash iyo finaan iyo cuna xanuun.
waxan raba adigo rali advance inan iga sisit
-
Xanuuno kala duwan ayaa keeni karo ee fadlan la xiriir dhakhtar si laguu wareesto, laguu wiisiteeyo, laguuna baaro.