Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on August 02, 2015, 10:26:08 AM

Title: Su'aal: Markaan jimicsado waan biyo baxaa?
Post by: Saleeban Axmed on August 02, 2015, 10:26:08 AM
aadbad u mhdsantihiiin manshalaah khyrka ilaahay  hydiin siyaadiyo wllo markaaan jmicdso waan biyo baxayaaaa
Title: Re: Su'aal: Markaan jimicsado waan biyo baxaa?
Post by: SomaliDoc on August 04, 2015, 10:11:08 AM
Jimicsi noocee ah ayaad ula jeedaa?
Ma jimicsiga caadiga ah oo Gym-ka loo aado mise mid ka duwan?
Ma markasta oo aad samayso mise hal mar ayaa isku aragtay mise xaalad gooni ah ayay ku xiran tahay?
Fadlan faahfaahin su'aashaada.