Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Badriya on March 28, 2010, 01:20:04 AM

Title: Su'aal: Ilmo uu dhiiga cad ku yaryahay?
Post by: Badriya on March 28, 2010, 01:20:04 AM
asc aad bad u mahadsantihiin dhamaan tiktoorada webkan ka howlgala su aashaydu waxay tahay wiil yar o dhaley oo da diisu tahay 4 sano iyaa wax ka yar dhiiga cad birta markaa wan siiya waxyaabo laga helo sida ad ku so qorteeno kale qaybta wacyigalinta cuntooyinka la ga helo iyuu dhakhtarki an geeyay igu so qorey cuntooyinka lag ahelo wan siiyay ila mudo afar bila ban ku wada walina isma badalin ilaa modada markaa maxaan samayni karaa anba u sababa  ma dhici karta in uu jidhkiisu xanuun qarsanayo mar kaste  oo la badho waxay leyihin wu fiicanyahay se dhiigisa cad wu hooseyaa waxaa jirta 2009 11 in uu ku dhacey hargabka doofarka  makaa ma sababi kara dhiig yarida haysa moda u ku dhacey hargabkayi lix bil ba ka so weegtay hada  wa bilaahi towfiiq
Title: Re: Su'aal: Ilmo uu dhiiga cad ku yaryahay?
Post by: SomaliDoc on April 08, 2010, 08:04:23 PM
Maxaad ka wadaa dhiigga cad?!
Title: Re: Su'aal: Ilmo uu dhiiga cad ku yaryahay?
Post by: Toldo on April 09, 2010, 11:02:37 AM
asc

waxan dhiiga cad u fahmay badriya inay ka waddo  WHITE BLOOD CELLS , Normal Valuegiisa waa from 4000-11,000 , ma 4000 ayuu ka yaryahay white blood cellskiisa  ? waa hadii sida an u fahmay ay sax tahay?