Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiwali Mahamed on February 13, 2016, 11:28:33 AM

Title: Su'aal: Waxaan dareemaa in neefta igu adkaanayso?
Post by: Abdiwali Mahamed on February 13, 2016, 11:28:33 AM
Waad, mahadsan tihiin aniga marka aan seexdo waxaan dareemaa in neefta igu adkaanayso, mararka qaar, gaar haan markaan dhinaca bidix u jiifsado, maxaa keeni kara?,
Title: Re: Su'aal: Waxaan dareemaa in neefta igu adkaanayso?
Post by: SomaliDoc on February 18, 2016, 01:14:48 PM
Fadlan la xiriir dhakhtar ee halagaa baaro xanuun wadnaha ama sambabada ah.
Akhriso astaamaha kale ee lagu garto xanuunka wadnaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,520.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,520.0.html)