Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ilias Abdi on April 04, 2016, 03:20:26 PM

Title: Su'aal: Neefta xaga danbe ka imaato (dhuuso)?
Post by: Ilias Abdi on April 04, 2016, 03:20:26 PM
Asc doctor salaan ka dib waxan rabay inaad I fahansiiso dhawr Arin oo ku saabsan neefta xaga danbe ka imaato (dhusada)

1-maxay tahay sababta ay dhuusada u urto marmarka qaar marmarna aysan u urin?
2- maxay tahaya sababta dhuusada ay u qayliso marmarka qaar ay kaa soo baxayso marmarna aysan u qaylin ama dhawaqeeda Loo maqal?
3- hadii dhusada LA isku celiyo maxaan ka imaan kara?

Jazakallah doc.
Title: Re: Su'aal: Neefta xaga danbe ka imaato (dhuuso)?
Post by: SomaliDoc on April 12, 2016, 04:36:06 PM
Dhuusada urkeeda waxuu ku xiran yahay waxii aad cuntay noocey ahaayen, waqtiga saxarada kuugu dambeysay iyo in bakteeriyada khamiirisada loo yaqaano ay mindhicirradaada ku jirto, codkane waxay ku saabsan qaabka ay ku soo baxday iyo qaabka aad u fadhisay ama u jiiftay, wixii warbixin intaa dheer ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2002.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2002.0)