Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: Samawade180s on September 05, 2009, 01:48:12 AM

Title: Faaidada Daawada Xabatu Sawda
Post by: Samawade180s on September 05, 2009, 01:48:12 AM
asalaamu caleykum waraxmatullahi wa barakaatuh....
waxaan topikaan ugu hadlaya daawo dabiici ah taas ah daawada layiraahdo xabutu sawda oo ah daawo uu rasuulka salawaatullahi caleyhi wasalam tilmaamay taasoo uu ku sheegay in ay tahay daawo lagu daaweenkaro cudurkasta uu rabbi uun kaan keenay marka laga reebo geerida daawadan waxa loo isticmaali kara meel waxba iyadoo qaab qiyaasan loo isticmaalo .............................
waxey leedahay waxyeelo waa marka aad si xadka bax u isticmaasho waxaan lakulmay gabadh si xad ka bax u isticmaashay oo hada dhagaha jog ka ah waxaan rajeynaya in gabadhas ay tusaale idin noqoto in sha'alah marka aad isticmaalka bilabeyso ku bilow magaca alle subxaana watacaaala kadibna niyeeso in cudurka ku haayo in alle kaa caafiyo bisababi daawadaan .................................
waxaan rajeyna in dad badan in ay kafaa'ideesan doonaan daawadaan oo taala meelkasto ......................
waxaan mahad balaaran u celinaya dhamaan dadka isku xilqaamay sameynta webkaan faa'idada badan waxaan alle idinkaaga baryaya in uu idinka sawaabiyo ajar idinkuna naxariisto naxariistiisa.


w/s/c