Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikaadir on January 24, 2015, 11:26:39 AM

Title: Su'aal: Maxaa lagu daaweeyn karaa semen leakage?
Post by: Abdikaadir on January 24, 2015, 11:26:39 AM
Waan salaamayaa dhamaan dhaqaatirta iyo inta ku xiran websidkan, waxaan la dhibtoonayaa semen leakage markaa daawo ma'u isticmaali karaa si'aan isaga daaweeyo?
Title: Re: Su'aal: Maxaa lagu daaweeyn karaa semen leakage?
Post by: SomaliDoc on January 24, 2015, 04:36:43 PM
Fadlan halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada mid la mid ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3183.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3183.0.html)
Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah waad na soo weydiin kartaa.