Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sahnuunyar on May 06, 2024, 03:43:38 AM

Title: Xanuunka qorta, dhabarka, dhagaha
Post by: Sahnuunyar on May 06, 2024, 03:43:38 AM
Asc dhaqatirta sharafta leh. Waxaa ihaya xanuun iga soo bilowday qoorta subax aan huradada kaso toosay. Qorta aya idhibeysay in aan dhinacyada u jeedsado. Kadib waxaa dhacday in garbaha ixanuunaan gacanta bidix tabaryareyso kadib dhaga xanuun aya igu bilowday oo waxaad moda in cadaadis iga saranyihiin dhagaha oo waxa iga dhex qeylinaya dhawaqa (kobo jaanka) ama cida wariiqa waliba marka aan jogo qol shanqar la'aan ah. Madaxa qeybaha indhaha kor kooda ama qeybaha dhanbe waxaa iga kacaya maanso. Xanuunkii waxa uu kusii fiday qeybta dhabarka danbe ila iyo barida bowdada labada dhinac. Indhaha waxaad moda in leyga soo cadaadinayo. Lugaha murqadaha qilibka ka hooseya wey i xanuunayaan oo waxaad moda in culeys leyga saaray. Dhagaha kuleyl habeenkii weyna igaduutaan. Cajis iyo niyad jab guud. Ilaha cafimadka bixiye ila taliya dhaqtar neurologist ah waan aday waxba waa leyga wayay, waxaan aday chiropractic 6 isbuuc ah. Please ila taliya  :'(
Title: Re: Xanuunka qorta, dhabarka, dhagaha
Post by: SomaliDoc_ on May 14, 2024, 07:34:18 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)