Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ruu ali on January 20, 2020, 06:39:15 PM
-
Asc doctor's
Waxan ahay gabar, waxan ku jiraa sanadki 1aad ee jamacada, waxaan jooga muqdisho
Dhibatadeydu waxey tahay waxaan ahy qof kaligeed isla sheekeesata, tusale ahaan qolkeyga ama musqusha ayaan tgaa wax ban sawirtaa oon ka sheekeeyaa kaligey, mararka qaarkiis neh waan oooyaa in badan wax ayadon igu dhicin meelna i xanuunen (waxay igu qaadataa saacad ama nus saac) inaan caadi kussoo laabto.
Sido kale waxan ahay qof dadka aan dhex_galin sidaan uso weynaday ba
Su'aasheydu waxay tahay qof waalan miyan ahay? ama ay kusoo socoto? mise waxan ahay qof caadi eh ?
Mahadsanidiin in badan
-
Asc doctor's
-
.
-
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)
-
Is quraan saar insha'Allh, Waxaan rajaynaa in aad caafimaadi Doonto insha'Allh