Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shuaib Osman on April 21, 2017, 11:49:45 PM

Title: Su'aal: Hurdada dhararti oo naqasku igudhago?
Post by: Shuaib Osman on April 21, 2017, 11:49:45 PM
Inan saxibkaya waxa uu leyahay duhurki wax aan arkayo ayaaa igufadhaysanayo naqasku uu igudhagaya wan xarbinaya waxan tosaya ano hadlikarin oo nefturayo naxsana ilaaa yarantaydi uihaysta handan marka ayar ugulamo ama isrogo u igusolamaya ilayo kaco ondhaqdhaqaqo mahe dictoc dhibatan kuqaba maxa ladhaha mana ladawayn kara maxad igula talinlahayd tnks
Title: Re: Su'aal: Hurdada dhararti oo naqasku igudhago?
Post by: SomaliDoc on September 04, 2017, 08:33:08 PM
Cilladaas waxaa loo yaqaanaa "Sleep paralysis", faahfaahinteeda ka akhriso link-gaan iyo astaamaha lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7649.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7649.0)