Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on August 30, 2018, 05:37:14 PM

Title: Su'aal: Geedka loo yaqaano Calotropis?
Post by: Ahmed_Carab on August 30, 2018, 05:37:14 PM
Asc .. salaan ka bacdi .. waxaan rabaa inaan wax ka ogaado geedka looyaqaan "Booc-booc-a" (Calotropis) .. maleeyahay wax faa'iido ah (maloo isticmaali karaa daawo dhireed ahaan) mase leeyahay wax Side Effect ah?