Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Furqaan on October 08, 2011, 02:06:09 AM

Title: Su'aal: Khuuradu daawo maleedahay?
Post by: Furqaan on October 08, 2011, 02:06:09 AM
Asalamu caleykum Datoore aad baad ugu mahadsan tahay sida wanaagsan ee umadda somaliyeed aad waqigaaga qaaliga ah aad ugu hurtay mizaankaaga xasanaadka aakhiro allaha kuugu daro aamiin. Datoore waxaa faro kulul igu haya khuuro bani'aadamku waa wada khuuriyaa laakiin midaydu waxaad moodaa gaari isjiida oo dalcadii sayidka koraya magaratay, marka adigaan kugu soo cararay illaah ka sokow oo is iri tahktarkii somaliyeed ee afkaaga ku hadlayey ayaa si fiican kuugu faahfaahinaya ee bal weydii marka sida looga hortago ama laysaga daaweeyo ayeey su'aashaydu ku saabsan tahay jazaakumulaahu khayran salamacaleykum.
Title: Re: Su'aal: Khuuradu daawo maleedahay?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2011, 12:13:06 AM
Walaal su'aashaada jawaabteeda waxaa kaa shaafi doona qoraalkaan ka sheekeynayo khuurada ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html)