Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuurka555 on March 31, 2016, 06:19:20 PM

Title: Su'aal: Waxaa jiro xaaskey oo uurleh weliba bilaha udambeeyo?
Post by: Nuurka555 on March 31, 2016, 06:19:20 PM
Ascw waakusalamay bacdusalaan waxaa jiro xaaskey oo uurleh weliba bilaha udambeeyo lugaha ayaa kabararaan markeyseexatana weyahuuqayaan hadaba. Maxaakeeno maxaase ilagudboon mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Waxaa jiro xaaskey oo uurleh weliba bilaha udambeeyo?
Post by: SomaliDoc on April 11, 2016, 01:04:59 PM
Bararka jirka bilaha ugu dambeeyo uurka waa wax la arko laakiin waxaa muhiim ah in dhiig yari laga baaro iyo dhiigkar waa waxyaabaha ugu badan ee hooyada uurka leh barariyo.
Haddii miisaanka uujiifka uu wayn yahay ama mataano ay sido iyadane way dareemi kartaa bararkaas.