Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on May 21, 2016, 07:33:58 AM

Title: Su'aal: Mar Mar wadnuhu oo samaynayo girir?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on May 21, 2016, 07:33:58 AM
Asc  Dr
Waa A/kadir
Dr adigo mahad San waxan halkan kugu soo gudbinayaa su 'aaal ku saabsan Wadnaha Doc. Waxan dareemaya Mar Mar wadnuhu oo samaynayo girir nuuca giriirkuna jig jiga oo automatic ah anigana waxan ubaahdaa markaan isku arko in neefsi badan qaaato seconds kadib waxan kusoo laabanayaa Normal key marka pulmonary veins wadnuhu dhiiga siya ama ka qaaada miyaaa xinjir gashaaa kadib wadnuhu force ay ku noqota in u normal ushaqeyo marka xinjir meesha ka baxdo... Dr Waxaan kaa rajayna yaa talo dad badan in ay saas yihiin lagayaabe mhdsnid
Doc.
Title: Re: Su'aal: Mar Mar wadnuhu oo samaynayo girir?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2016, 09:04:50 PM
Xinjir gasho xididada sambabka wax sahlan maahan, lamana dareemo garii kaliya, laakiin waxyaabo badan ayaa keeni karo wadna gariirka ee fadlan dhakhtar u tag, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1423.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1423.0)
Title: Re: Su'aal: Mar Mar wadnuhu oo samaynayo girir?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on June 03, 2016, 09:37:08 PM
Thanks Doctor ilaah haku xifdiyo