Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bilane on May 26, 2016, 09:37:58 AM

Title: Su'aal: Qof jeexan oo meshi dhiib u so qucadey?
Post by: Bilane on May 26, 2016, 09:37:58 AM
Asc Marka hore wan inI salamaya suaal ayan idin weydinaya waxan ahay qof jeexan ilmo aya la igu jeexay meshi hal qodob aya ku jiirta maxa taalo ah weyna I canuneysa thx
Title: Re: Su'aal: Qof jeexan oo meshi dhiib u so qucadey?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2016, 07:41:32 PM
Waa in cangarigaas ama duntaas lagugu tolay lagaa furaa haddii jirka aysan dhuugin ama baab'in "Non-absorbable", Fadlan la xiriir dhakhtarka.