Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saiid6666 on October 02, 2009, 02:10:37 PM

Title: Suáal: Waa maxay cudurka (Peripheral Neuropathy)
Post by: Saiid6666 on October 02, 2009, 02:10:37 PM
walaalayaal waa idin salaamay asalaamu calaykum
walaalayaal waamaxay cudurkan soomali ahaan maxaase  keena
mala daweeynkaraa maxaase lagu daweeyaa walaalaaal iga soo siiya warbixin buuxda
salaamu calaykum
Title: Re: Suáal: Waa maxay cudurka (Peripheral Neuropathy)
Post by: SomaliDoc on October 06, 2009, 11:47:57 PM
Peripheral neuropathy: Lumitaanka dareenka neerfeyaasha faraha ama gacmaha.

Neuropathy waxaa loo yaqanaa dhaacawa dareemayaasha, waxaana jira noocyo badan oo ah ‘neuropathy’ waxayna ku xiran tahay dareemayaasha uu waxyeelo, dhaawaca ‘Neuropathy’ ayaa ah nooca uugu caansan, waxaanu dhaawacaa dareemayaasha gacmaha iyo cagaha (peripheral neuropathy)

Qoraal dhameestiran oo ku saabsan ayaan soo gelin doonna webka insha'llah.

SomaliDoc