Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Honestboy on May 31, 2012, 08:47:43 PM

Title: Su'aal: Waxaan Ka Cabanayaa Ciyaarta Sariirta Gudniin Awgiis?
Post by: Honestboy on May 31, 2012, 08:47:43 PM
Ugu horeynw axaan u mahadnaqayaa dhaqaatiirta u taagan haqabtirkeena ASC WRB Waxaan ahay xaas cusub waxaan kacabanayaa ciyaarta sariirta wax dareena malihi haba yaraatee waxaana sababay waxaa laiiguday fircooni waxaana lajaray xubnihii dareenka oodhan majiraan wax aan isticmaali karo si aan uhelo raaxada sariirta fadlan hadeey jiraa wax aan isticmaali karo kaniini ama waxkale igu caawiya oo iisheega  jawaab wanaagsan isiiya fadlan boga caafimaadka ayaan idinka dhoorayaa asalaamu caleekum
Title: Re: Su'aal: Waxaan Ka Cabanayaa Ciyaarta Sariirta Gudniin Awgiis?
Post by: SomaliDoc on June 04, 2012, 07:39:03 PM
Su'aashaada ma kala cado, ma kacsi la'aan ayaa ka cabanaysaa? ma biyo-bax degdeg ahaa ka cabanaysaa? mise labadaasba dhibaato kama taagno laakiin dareen ayaan jirin? mida kale gudniinka aad is leedahay isagaa sabab u ah waa sidee? badanaa haweenka ayaa gudniinka ka cabto ee ragga uma badno!!!