Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mumtaz Isack on November 17, 2015, 06:52:19 PM

Title: Su'aal: Maxaan kaga hortagi karaa uurka?
Post by: Mumtaz Isack on November 17, 2015, 06:52:19 PM
asc dhamaan waan salaaamayaa bahda pagekan  waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtaan suaasham
maxaan kaga hortagi karaa uurka aniga oon wali waxba dhalin oo aroos ah sababa caafimaadna aan u rabin in aan hada wax dhalo
Title: Re: Su'aal: Maxaan kaga hortagi karaa uurka?
Post by: SomaliDoc on December 05, 2015, 01:07:12 PM
Halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan siyaabaha uurka looga hortagi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html)