Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Ali Mohamed on April 16, 2016, 04:36:56 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena cuncunka ama xajiinta?
Post by: Mohamed Ali Mohamed on April 16, 2016, 04:36:56 PM
Dr.. maxaa keena cuncunka ama xajiinta ku dhacda xubnaha taranka dushooda(Maqaarka) sida maqaarka xiniinyaha iyo agagaarkooda , sideese loo dawayn karaa . mahadsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena cuncunka ama xajiinta?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 10:13:12 PM
Cuncunka qooraha wax badan ayaa keeni karo sida caabuq fangas maadaam ay meeshu huur badan leedahay, in qanjirrada dhidika ee maqaarka qooruhu ay xirmaan ama cillado kalaba way keeni karaan ka baxsan infekshanka.
Fadlan la xiriir dhakhtar maqaar.