Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Osman77 on August 04, 2010, 01:40:53 AM

Title: Su'aal: San qalayl or dry nose?
Post by: Osman77 on August 04, 2010, 01:40:53 AM
maxaa kena nose dry aal the time
Title: Re: Su'aal: San qalayl or dry nose?
Post by: SomaliDoc on August 13, 2010, 03:43:32 PM
San qalleel waxaa keeni karo waxyaabo badan sida:
daawooyinka qaar
cimillada kulul
qaboojiyayaasha "air conditioners"

Haddii san qalleelka uu yahay mid kugu soo laalaabto ama dhibaato kugu haya la xiriir takhtar ENT ah.