Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nabadoonka on June 08, 2008, 05:37:32 PM

Title: Su'aal: Qabsin
Post by: Nabadoonka on June 08, 2008, 05:37:32 PM
qof qabsi hayo oo isbitaalka ER kuugu yimaado sidee ku hubin kartaa qofkaa inuu qabo qabsin tan kale waxeey tahay horay miyaa qaliin looga sameeynayaa?
Title: Re: Su'aal: Qabsin
Post by: SomaliDoc on April 08, 2011, 09:35:30 PM
Go'aanka qalliinka waxaa lagu gaaraa iyadoo bukaanka warbixin buuxdo laga qaado oo ku saabsan xaaladdiisa.
kadib waxaa la wiisiteeynayaa bukaanka 'examination' iyadoo laga fiiriyo dhowr arrimood oo xaqiijinayo in cudurka qabsinka uu qabo bukaanka.
Kadib waxaa loo dirayaa baaritaanno lagu hubinayo in qabsin uu qabo bukaanka sida Raajo iyo Ultrsoudn tusaale ahaan.
Kadib ayaa waxaa go'aan laga gaarayaa in xaaladduu qalliin tahay iyo qalliin noocee ah ayuu u baahanyahay?

Midda ku saabsan qabsinka iyo qalliinkiisaba halkaan ka akhriso:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1176.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1176.0.html)