Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: shacabi on December 26, 2018, 08:24:46 AM

Title: Su'aal: Waan dhididaa markaan cunto cunayo?
Post by: shacabi on December 26, 2018, 08:24:46 AM
Asc dr waxan ku waydiinayaa waxn isku arkay dhidid wejiga ah markaan cunto cunayo iyo in uu madaxa i cuncuno msrkaan cunto basbaasle cunayo maxay noqon kartaa arinkaasi?
Title: Re: Su'aal: Waan dhididaa markaan cunto cunayo?
Post by: SomaliDoc on May 01, 2019, 08:02:28 PM
Way dhacdaa in markaad kululaatid uu jirka ku cuncuno ama dareentid in qodxo lagugu mudayo, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2298.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2298.0)