Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sahil on December 26, 2018, 04:14:04 PM

Title: Su'aal: Cillad xaga wadnaha ah?
Post by: Sahil on December 26, 2018, 04:14:04 PM
Asc doctor mgcaygu wa sahil wxn katabanaya xaga wadnaha qasatan dhinaca u kuyalo ee bidixda ayn kadaremaya culees xoogan sidana in wx culus ika saranyahay o kale hda dhinaca kalana wa ok mrarka qaar qaarca wadnahana kor ayu aad oku kaca sidi dabiciga kabdn mrka bal ika jahil bixi
Title: Re: Su'aal: Cillad xaga wadnaha ah?
Post by: SomaliDoc on May 01, 2019, 08:07:39 PM
In culeys aad ka dareentid dhinaca bidix ee feeraha iyo wadnaha oo ku garaacmo qasab ma ahan in wadnaha lagaa haayo, sababtoo ah xanuuno badan ayaa astaamahaas keeni karo sida cudurka gaaska oo kale, waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar la xiriirtid si laguu waraysto, laguu wiisiteeyo, kadibne baaritaan lagugu sameeyo.