Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed naaf on December 27, 2018, 02:21:24 AM

Title: Su'aal: Dhuun cun cunka iyo riiraxyo?
Post by: Axmed naaf on December 27, 2018, 02:21:24 AM
Asc doctar waan idin salaamay marka hore saad u dhan tihiin somalidoc marka xigta doctar waxaan isu arkay markuu gergab igu dhaco in dhuunta ama cunaha aan ka dareemo xanfaf ama can xanto biyaha cabidooda oo i dhibta mararka qaarna aanba hadalka gabo oo dhib aan ku qabo markaan isku dayana aan awoodin dhihida oo ay ilmo igu soo roogsadaan
Title: Re: Su'aal: Dhuun cun cunka iyo riiraxyo?
Post by: SomaliDoc on May 01, 2019, 08:12:44 PM
Riiraxyadu waa cillad ka dhalan karto hargabka, faahfaahinta cilladaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0)