Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ismail mahad on May 05, 2019, 10:45:00 PM

Title: Su'aal: Walaalkey habeenkii ayuu isku kaadiyaa?
Post by: Ismail mahad on May 05, 2019, 10:45:00 PM
asc Dr
waxa jira wiil walalkay ah oo iga yar waa 16 sano jir. habeenkii ayu isku kaadiyaa mana ahan joogto habeen kasta.
yarantiisii waa uu fiicnaa lakin 3- ila 2 labadii sano ee u dambeysay ayu bilabay sidan.
dhakhtar kee ku habeen eed aad igula talineysaan?
Mahadsanid.