Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Husni on July 25, 2015, 08:56:44 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno cudurka waraabowga?
Post by: Husni on July 25, 2015, 08:56:44 PM
marka hore aad aad ayaan idinku mahad celinayaa sida wanagsan aad iskugu howsheyn in aad dhoso bandhigtaan ama sare aad ugu qaataan aqoonteyna waana ku mahadsan tahiin dadaalkiina

Maxaa keeni karo cudurka waraabowga? maxaasa laku aqonsa karaa qofga qabo cudurkaas?
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno cudurka waraabowga?
Post by: SomaliDoc on July 28, 2015, 11:07:45 AM
Halkaan ka ahkriso qoraal faahfaahsan oo aan uga hadalnay waraabowga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1339.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1339.0.html)