Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: C.risaaq on March 18, 2016, 01:43:57 PM
-
asc dr . xiliga an junubo ama aan riyoodo waxa isku arka gusko ixanuuna siba marka kacsi daremo iyo xanuun muruqa ka hooseya xininyaha o an xanuun ka daremo .. sharax iga sii iyo xanuunada ku dhaca
-
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html)