Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Geedjoog on July 09, 2019, 02:52:53 PM
-
Asc.
Qofka marku uu galmo sameeyo, inuu si fuuq baxa u biyobaxa weightkiisuna aad isu dhimayo, maxaa keenaya? Maxaa se u xal ah?