Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hayaan on May 28, 2010, 05:45:50 AM
-
walaalayaan waan idin salaamayaa aad iyo aad ayaad umahadsantihiin
suaashaydu afka dhexdiisa barbar yar oo cad oo xanuun badan oo aan dheecaana lahayn
-
Ka halkee afka dhexdiisa (carabka, dhenxanagga, bushimaha)?
-
salaamu calaykum salaan kadib aad ayaad umahadsantihiin
waxaa weeyi meesha aanku arkay barbarta yar ee cad oo xanuun badan
waa camanka oo xaga hoose ah
-
Waxay u badantahay inay tahay cabeeb laakiin waxyaabo kale ayaa keeni kara.
La xiriir takhtar maqaar.