Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Osman Jama on December 20, 2018, 09:20:33 AM

Title: Su'aal: Cudurka maqaarka ku dhaco ee Fungi?
Post by: Osman Jama on December 20, 2018, 09:20:33 AM
asc. Dr. waan kuu mahd celinayaa adi iyo teamka kale ee somalidoc. waxaa dhib igu haya cudurkaan maqaarka ku dhaca ee fungi  gaar ahaan maqaarka xaninyaha raga. mudo baan daawadaan creamka intafungi qaatay markastana wuu igu soo noqdaa dhib badana waa igu hayaa sida cuncun joogta ah, suun qarmuun iyo cadcad timaha ah. marka Dr. see uxaliyaa.
Title: Re: Su'aal: Cudurka maqaarka ku dhaco ee Fungi?
Post by: Caliqadar on May 11, 2019, 09:41:24 AM