Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: A/qadir Abdi on September 03, 2015, 03:14:49 PM

Title: Su'aal: Wakhtiga iyo Qaabka ugu Fiican ee Biyaha La cabo?
Post by: A/qadir Abdi on September 03, 2015, 03:14:49 PM
Asc Dr. sida badanka dhakhatirku ku taliyan waxay shegen in biyahu cafimadka u ficanyhin qofkuna ay tahay inuu ugu yaraan 10-12 koob oo biyo ah cabo malinkii qiyastii waa 3litir oo biyah ah marka su'aashaydu waxay tahay waa sidee qaabka ugu fiican ee biyaha loo cabbi karaa? waxan uga jeda 3 litir ee biyaha ah ma maalinta oo dhan ayaan ku filaysiiyaa oo dhowrki sacadodba in baan cabaa? mise mar kaliya ayaan litir ama laba litir cabaa? micnaha hadii aan biyaha marka kaliya 1.5 cabo ama laba litir ba caafimaadka ma waxbay u dhimaysaa? midda kale haddii biyaha aan Aad u cabbo oo 4 litir iyo wax ka badanba aan cabbo wax dhiba miyay leyihin?
Title: Re: Su'aal: Wakhtiga iyo Qaabka ugu Fiican ee Biyaha La cabo?
Post by: SomaliDoc on September 05, 2015, 01:17:54 PM
Biyaha qasab ma ahan in aad hal mar wada cabtid, waa in aad 24 saac gudahood 3 litre ku cabtaa, mana fiicna in 4 litre ka badan la cabo halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan faa'idada biyo cabitaanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5971.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5971.0.html)