Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Keinan on April 30, 2016, 08:21:28 PM

Title: SU'AAL: WADNA BARARKA?
Post by: Keinan on April 30, 2016, 08:21:28 PM
Asc,Salan kadib Dr ka Aad baan ugu mahad celinaya Shaqada Muhiim ka ah ee  UMADA SOMALIYED U haayo JAZAAKA LAAH.
Suasha hadan guda galo Dr ka waxan weydinaha WAA MAXAY CUDURKA WADNAHA BARARIYA,MAXAA SABABA WADNA BARARKA,JIMICSIGANA FAIDO MA ULEYAHAY WADNAHA?
Kubada cagta  ayan aad u dheeli jiray wan iska dhafay hada misan keyga wu siyaday +40kg 3 sano gudahod ,wadna garaac said ah marar ka qaar & guleel jirka ah ayan daremay?! Insha allah waxan rajeynaya in Dr ka iga shaafi doono talooyin wanagsan na an ka heli doono?!
Title: Re: SU'AAL: WADNA BARARKA?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2016, 09:39:04 PM
Wadno bararku wuxuu astaan u noqon karaa howlgab wadne oo bilaw ah, waa muhiim in aad dhakhtar si joogto ah ula xiriirto.
Waa in aad ka fogaataa jimicsiga maadaama wadnaha uu sii bararin karo.