Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Siciid Isse on May 01, 2015, 11:42:39 AM

Title: Su'aal: Waa maxay shaqada thyroid gland?
Post by: Siciid Isse on May 01, 2015, 11:42:39 AM
Asc Salaan Ka Bacdi Waxaan Rabaa Inaan Dhakhaatiirta Waydiiyo Su'aal

Waa Maxay Shaqada Thyroid Gland ?

Title: Re: Su'aal: Waa maxay shaqada thyroid gland?
Post by: SomaliDoc on May 02, 2015, 01:24:26 PM
Qanjirka thyroid-ka waa qanjir dhuunta ku yaallo oo soo daayo dheecaanno jirka ka qeyb qaato howlo badan oo ay ka mid in ay dheecaano kale sii kontroolaan ama tamar samaynta jirka ama kontroolidda hormoonada qaar, howsha beerka, maskaxda iyo jirka qeybhiisa kale.

Qanjirka waxaa ku dhaco xanuuno keeni kara in uu howlgabo oo dheecaankaas uu joojiyo ama siyaado u soo daayo, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5559.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5559.0.html)