Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on December 29, 2018, 02:59:56 PM
-
Geedka moringa dhibaato ma uleeyahay Caruurta naaska la jaqsiinaayo hadii hooyadu isticmaadho
Mahadsanid
-
Maya wax dhib ah uma keeno caruurta haddii ay hooyadu isticmaasho, halkaan ka akhriso faa'idooyinka geedka Moringa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0)