Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sahnuunyar on October 30, 2013, 04:06:03 AM
-
asc dhamaan dhaqatirta su asheydu waa qabkee uGu fudud ee lagu daweyn kara cudurka baabasirka? waa maxaysa dawada uGu haboon ee lagu daweyn karo
mahadsanidiin
-
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka baabasiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)