Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdullahyare on August 29, 2011, 09:19:38 AM

Title: Su'aal: What is the treatments for severe allergic?
Post by: Abdullahyare on August 29, 2011, 09:19:38 AM
asc dhamaaan dr rada sharafta leh iyo inta ka fa'ideysata webkan. Su'aasheyda waxeytahay. Wiil ila dhashey oo jira 11 sano ayaa waxa lagu arkey 5 tii bilood ugu dambeysay allergy aan caadi aheyn, oo gaaraya heer naqaska uu ku ceshoomo, macaha dhuunta dhan aa barareysa. Marka 2 dii bil ugu horeysay waxa keena waa la'ogaan waayey, marka waxaa dhacdey wiilka inuu maalin madaxa xanuuno, kadib waxaa la siiyey kaniini xanuun baa'bi'iye, wiilka wuxuu bilaabey inuu dhuunta ka bararo naqaskana uu ku ceshoomo, marka waxaa lamala awaaley inuu kaniinka u keeney. kadib isbitaal loo la cararey, marka dr maxaa keeni karo, in heerkas uu gaaro allergy. FG. Wiilka waxaan waxaa lagu arkey markii uu magaalada meel ka baxsan loo qaxay, enviroment change qeyb ka qaadan kartaa dhibtaan?    Mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: What is the treatments for severe allergic?
Post by: PrincessMuni on August 30, 2011, 02:47:46 PM
Im not a doctor but i think he should take IV Hydrocortisone and if its not working then IV Diphenhydramine.
It treats severe allergies and u should consult your doctor too.
Title: Re: Su'aal: What is the treatments for severe allergic?
Post by: SomaliDoc on September 21, 2011, 03:08:34 PM
Waxaan rajaynayaa in qoraalkaan aad kaga bogan doontid jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html)

Midda kale haddii allerjiga uu gaaro heerkaan waxaa habboon in isbitaal lala xiriiro si loo daaweeyo, allerjiga daran waa loo dhintaa.