Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Barkhat on January 20, 2016, 10:23:35 PM

Title: Su'aal: Fooshu Dhiig Ma Wadankartaa?
Post by: Barkhat on January 20, 2016, 10:23:35 PM
Salaan qaali ah ka bacdi waxaan diktoorka waydiinayaa gabadhu marka ay foolanayso  biyaha fooshu markay soo dhamaadaan haddii dhiig ka yimaado ma wax caadi ah baa mise waa cilad ama xanuun?.
Waad mahadsan tahay wll.
Title: Re: Su'aal: Fooshu Dhiig Ma Wadankartaa?
Post by: SomaliDoc on January 25, 2016, 04:18:54 PM
Fadlan qoraalkaan akhriso, Waa astaamaha foosha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,494.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,494.0.html)