Somali Medical Forums

Medical Student Forums => Clinical Rotations => Topic started by: Admin on January 31, 2007, 02:33:18 PM

Title: Tips for presenting your case!!
Post by: Admin on January 31, 2007, 02:33:18 PM
Asalamu Alaikum
---------------------
Waxaan jeclahay inaan halkaan ku sheego xoogaa sir ah oo quseeyo sidee aad u soo jeedin laheed xaalada bukaankaaga!
Marka ugu horeysa isku day in aad xiriirka aad la leedahay bukaanka uu a haado mid saaxiibtinimo oo kuu furfurmo si aad informationkii aad rabtay u ga heshid.
Tan ku xigta isku day in aad si systematic ah aad ku socoto ilaa inuu bukaankaaga uu xirxiranyahay maahanee ama waqtiga aad kuugu yaryahay.
tan 3aad macluumaatka aad ka qoreysid bukaanka ha ahaato mid hadhowdii aadan ku dhibaatooneyn soo jeedinteeda.
tan 4aad wax alle wuxuu bukaanka kuu sheego iska hubi si uusan kaaga qaldin dhinaca xaaladiisa ay u socto.
tan 5aad ha hilmaamin inaad xusto wax alle oo negative oo leh positive values.
tan 6aad wax uusan bukaanka kuu sheegin ama aadan arkin oo aad is leedahay keyska ku qurxi ama ku dhameystiro ha isku sheegin!
tan 7aad adigoo diyaar waxne kuu aheen ha dhihin waan wada diyaariyey oo diyaar baan ahay inaan soo jeediyo.
tan 8aad proffka marka uu kuu yimaado ama aad u tagtid waad inuu kaa dareemaa full confidence, iyo inaad difaacan kartid ra'yigaaga iyo sida aad u maleynaysid.
tan 9aad hadii meel qalad cad lagugu qabsadane haku dhagin ee ka cudur daaro.
mida ugu dambeysa oo lagu kala gadisanyahay oo qof walba laga heli karin waxa ay tahay usluubka aad ku qancin kartid qofka aad wax u soo jeedineysid iyo luqada sida aad u adeegsaneysid.
Title: Re: Tips for presenting your case!!
Post by: PrincessMuni on November 15, 2008, 11:26:25 AM
this seems interesting :S but the somali is too much
its giving me headache walahi, anyone care to explain in english or arabic? PLEASE!
Title: Re: Tips for presenting your case!!
Post by: Shamon on February 21, 2012, 12:37:53 PM
Hi

Tips for presenting your case, first to prepare yourself then this thing will enable you to cope your case frequently.
Title: Re: Tips for presenting your case!!
Post by: Abdi Gabare on August 20, 2016, 05:47:35 PM
yes exactely waa ari xiiso leh sida fiican aad u sheeegaty mahadsanid