Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Adenyare on November 09, 2017, 03:32:00 PM
-
Asc walalaha Somaliyed ee barmamijka cafimafka so godbinaya waa mahad San tihiin intaas kadib waxan idinka mahad celinayaa sida wanag San ee uga so jawabtan sualaha laydin waydiiyo intaas kadib waxan rabaa su al waxay tahay maxaa dareenka hoos uridi kara darenka maxaa yarayn kara midka raga iyo ka dumarka
Marlabad waa Ku mahad San tihiin sida aad dadka uga cawiseen barmamijka cafimadka ajar iyo xasanaad alle ha idinka siiyo
-
Walaal su'aashaada faah faahi, waxaa jira dareemmo badan, sida; dareen farxad, dareen muruggo, dareen cabsi, dareen jacayl, dareen kacsi ama dareen kacsi la'aan iyo qaar kale oo badan....
Nooca dareenka ee aad rabtid in lagaa siiyo warbixin, waa noocee...?
-
Walal waa dareenka kacsiga oo yaraada ama hoos udhac ku yimaado waxa yareeya muxu yahay sidee lago so celin karaa sideese Lola tacaali karaa rag iyo dumarba
Mahadsanidin
-
Fadlan linkiga hoose guji, si aad u akhrisato qoraalo horey dhakhtarka uga hadlay, arrimaha laxariira hami la'aanta iyo hawlgabka
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html)
-
Guji linkigaan oo si degan u akhriso warbixinta
Dareen La'aanta (https://goo.gl/ZHDrCE).
Sidoo kale fur Linkigaan oo akhriso warbixinta
Hawl Gabka Kacsiga Ragga (https://goo.gl/G27fYQ).
Halkaan ka akhriso:-
Hami La'aanta Haweenka (https://goo.gl/XnwE1f)
Halkaanna, waxaad ka akhrisan kartaa cuntooyinka u roon
Awoodda Ragga (https://goo.gl/3qBujN)
Waxyaabaha kale ee dareenka saameeya waxaa ka mid ah kaniiniga Feegaha [1] (https://goo.gl/FJZHXZ)
Sidoo kale Biyo baxa degdega ah [2] (https://goo.gl/5fKqcE), waxaa uu saameeyaa dareenka qofka.
Haddii aad qabtid, su'aalo dheeraad ah, fadlan, ku soo qor Qeybta Su'aalaha;- New Topic.
Amma riiix:
Halkaan (http://bit.ly/2fhsR0N)