Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on July 05, 2018, 01:11:53 PM

Title: Su'aal: Ciridka oo hoos ii go'aya?
Post by: Kaltuun on July 05, 2018, 01:11:53 PM
dr ado mahdsan waxa ii shegta wax dabiiciya oo ciridka korinaaya ilkaha hoose ciridka hoos ugo aya waxan ka cabsanaya inay sooba baxaan ilkuhu please as soon as possible iiguso jawab insha alla
mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Ciridka oo hoos ii go'aya?
Post by: SomaliDoc on January 07, 2019, 04:36:51 PM
Ciridka oo hoos aado, booskiisane ka durko waxaa keeno cilladda yiridka, faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0)