Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: A/qadir Abdi on April 13, 2016, 11:21:52 AM
-
Asc Dr
Timirta haddii uu qofku badsado ma ka qaadi karaa xanuunka macaanka
Mahadsanid
-
Timirtu ma keento cudurka macaanka, haddii aad ka wadidne ma kicisaa? Haa way kicisaa oo in la yaraysto ayaa fiican inkastoo ay ku xiran tahay heerka macaankaagaa.
Akhriso qoraal ku saabsan macaanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1145.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1145.0)