Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: saamiya617 on May 26, 2009, 07:38:57 PM
-
DHAMAANTIIN WAAN IDIN SALAAMAY
INTAA KA BACDI WAXA IGU DHACAY AMA AAN YEESHAY HAARO
WEJIGA AH WAANA MUDO LABA SANO AH INTAY IGU YAALEEN
CALAAMADOODUNA WAA SIDATAN LAGASOO BILAABO ISHA HOOSTEEDA
ILAA SANKA HALKA LA GUDBOON AYAAN KU YEESHAY HAAR HADOW AMA
BAR WEYN WELIBA WAA LABADA DHINAC EE WEJIGA
WAXAADNA MOODAA INAY SII KORDHAYAAN MAXAAN KU SAMEEYAA
MAXAASE KEENA???????????????????????????????????????????????????????
-
Walaal Saamiya waxaan kugu la talinayaa in aad u tagto dhakhtar ku takhasusay cudurada maqaarka si loo arko haarada aad ka cabanayso maadaama cudurrada maqaarka lagu garto arkid ayana isku wada ekaan karaan.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Findoobka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)