Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maanqabojiye2018 on September 14, 2016, 09:08:02 PM

Title: Su'aal: Dhidid lugaha gacmaha iyo kilkilaha?
Post by: Maanqabojiye2018 on September 14, 2016, 09:08:02 PM
Asc dhaman dhqtrda hlkan ka howlgala wad mhdsnthin howsha ad umda uheysin dhqtr wxan ahay ruux kcbnya dhidid lugaha gcmha iyo kilkilaha wxa jira qaliin lkn waa hlke lqalya dhib miyu ikenya qalinka tnkle cirbad botoxs mdwesa dhididka aydna. Smeyn mledahy sideesa leyskugu duraa msinta lga qada mise melwlba udhidka ubdanyhya lgu dura dhqtr fadlan iga jwb wxn ahy wlalka oo dhiban mhdsnid qer bdn alhku siyo
Title: Re: Su'aal: Dhidid lugaha gacmaha iyo kilkilaha?
Post by: SomaliDoc on October 19, 2016, 07:08:13 PM
Akhriso qoraal ku saabsan dhididka badan, waxa keeno iyo siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0)