(http://nursingcrib.com/wp-content/uploads/copd1.jpg) | COPD waa koox ah cudurada sambabka oo xaniba socodka hawada marka aad neefta sii daynaysid ama qaadanaysid. Qaar ka mid ah cudurada ugu caamsan waxa ka mid ah: # Sambab Barar (Emphysema) # Barankiito Mudo Dheer Jirtay (Chronic bronchitis) # Neef (Asthma) (http://www.gp-training.net/protocol/respiratory/copd/copd.gif) Hawadu waxay gashaa oo ka soo baxdaa sambabadaada si loo haqabtiro baahida jirkaaga. Marka socodka hawada ka soo bixi lahayd sambabadaada uu xanibmo, hawada la isticmaalay ayaa ku joogsata sambabadaada. Taasi waxay keenaysaa inay sambabada ku adkaato inay jirka intiisa kale gaarsiiyaan hawo ku filan. |